Thursday, April 30, 2026
28.5 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Xildhibaanno Kenyaan ah oo si kulul uga hadlay dhacdo ay ciidamada Kenya ka geysteen Xuduudka Soomaaliya

Dhadhaab  (Halqaran.com) – Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Kenya ayaa waxay si kulul uga hadleen Dhacdo Khamiistii Isbuucii Hore ka geysteen Ciidamada Kenya Xuduuda Soomaaliya.

Xildhibaanadan ayaa waxa ay sheegeen inay dawlada Kenya ka rabaan inay Mag dhaw ka siiso Ganacsatada Hantidooda dabka la qabad siiyey.

Gaadiid Xamuul ah ayaa Ciidamada Kenya ay Gubeen, kuwaas oo shixnado ganacsato Soomaaliyeed urarnaayeen.

Labo gaari oo xamuul ah ayaa waxa la sheegay inay Ciidamada Kenya gubeen, iyagoo roondo ku jira ayeyna la kulmeen.

Xildhibaan Daahiye Oo laga soo doorto Degmada Dhadhaab ayaa sheegay in ciidanka Kenyaanka ee falkaas sameeyey ka daran yihiin Argagaxisada Al-Shabaab sida uu yiri.

Halka hoose ka dhageyso Codka Xildhibaannada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...