Saturday, May 2, 2026
29 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo Mashquul ah & qaar ka mid ah dhaawacyada oo Turkiga loo qaadayo

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Garoonla diyaaradaha Aadan Cadde, ka socota hawlo lagu samata bixinaayo dadkii ku dhaawacmay Qaraxii xooganaa ee Sabtidii shalay ka dhacay Isgoyska Ex-control Afgooye.

15 ruux oo dhaawacyadooda ay liitaan ayaa loo qorsheeyay in loo qaado dalka Turkiga si halkaasi loogu soo daaweeyo.

Bukaanadan oo dhaawacyadooda ay liitaan ayaa waxa ay jiifeen Isbitaalka Digfeer oo shalay markii ay dhaawacmeen la geeyay.

Dowladda Turkiga ayaa saaka aroortii Muqdisho ka soo dajisay diyaarad wayn iyo dhaqaatiir si loogu daabulo dadka dhibanayaasha ah.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...