Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
AKHRISO: Guddiga Farsamada Galmudug oo Aqoonsaday 20-ka Xildhibaan ee Ahlu Sunna...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga Farsamada ee maamulka Galmudug ayaa Jimcihii maanta si rasmi ah u xaqiijiyeen inay diiwaan-geliyeen labaatankii xubnood ee Ahlu Sunnada Gobolada...
WAR NAXDIN LEH: Wiil Soomaali ah oo Aabihiis ku dilay dalka...
Hamburg (Halqaran.com) – Waxaa Khamista galabta ka dhacay dalka Jarmalka gaar ahaan magaalada Hamburg, dil aad looga naxay oo uu geytay Wiil Soomaali ah,...
Al-Shabaab oo weerar Khasaaro dhaliyay ka geysatay gudaha dalka Kenya &...
Lamu (Halqaran.com) - Warbaahinta Kenya ayaa tebinaysa in maleeshiyaa looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab ay maanta weerareen bas marayey degaanka...
DHAGEYSO: Duqa Muqdisho oo sheegay inay jiraan ganacsato lacago siiya Al-Shabaab
Muqdisho (Halqaran.com) – Duqa magaalada Muqdisho, ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay inay jiraan ganacsato farabadan oo lacago baad...
UPDATE: Fanaanka Khadar Keyow oo ku xiran Itoobiya iyo dadaalo socda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa socda dadaalo kala duwan oo la doonaayo in lagu sii daayo Fanaanka Khadar Ibraahin Keeyow oo ku xiran dalka Itoobiya.
Maalmihii...
Xildhibaan Jeesow ”Al-Shabaab waan ka aarsaneynaa ee dhammaanteena aan ciidan...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay isgarab taagaan ciidamada amniga,...







