Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Duqa Muqdisho oo guddoomiye cusub u magacaabay degmada Cabdul-Casiis
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Cumar Filish) ayaa guddoomiye cusub u Magacaabey degmada Cabdul Casiis,...
UPDATE: Maxaa ka ogtahay Ujeedka madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ u tagayo...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa la filayaa in maalinta Isniinta ee berri ah uu safar...
Maamulka Buurdhuubo oo daddaal xooggan ugu jira dib u dhiska Isbitaalka...
Buurdhuubo (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Degmada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo, Xassan Muxumed Cali (Xasan Yare) iyo masuuliyin uu hoggaaminayay ayaa kormeer ku tagay isbitaalka guud...
Shirka Bandhigga Safarka iyo Dalxiiska Soomaaliya oo maanta ka furmay magaalada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Bandhigga safarka iyo dalxiiska Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho isagoo noqonaya kii ugu horeeyay oo dalka...
DAAWO SAWIRRO: Puntland oo maanta xukun ku riday Odayaal iyo Siyaasiyiin...
Boosaaso (Halqaran.com) - Puntland ayaa xukuno kala duwan ku riday Odayaal iyo Siyaasi muddooyinkii dambe ku xirnaay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
Maxkamadda derejada kowaad...
UPDATE: Faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan Ismiidaamin iyo weerar toos...
Lamu (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar Al-Shabaab saaka waaberigii ay ku qaadeen xero Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin...







