Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Siyaasi CCWarsame ”Shaqaalaha Rayidka iyo Saraakiisha NISA halis ayay ku jiraan”
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa ku eedeeyay Hay’adda Nabad Suggida Soomaaliya inay uruurisay xogta Shaqaalaha iyo Saraakiisha Ciidanka, arrintaasina ay tahay...
Wararkii ugu dambeeyay diyaarado dagaal oo duqeeyay Xaflad Aroos oo ka...
J/Hoose (Halqaran.com) - Diyaarado dagaal oo loo maleynayo in dalka Kenya laga leeyahay ayaa beegsaday xaflad aroos oo ka socotay deegaan ka tirsan Gobolka...
UPDATE: Dowladda Jarmalka oo diiday in Mareykanka uu cunaqabateeyo dalka Ciraaq
Berlin (Halqaran.com) – Dowladda Jarmalka ayaa si weyn uga soo horjeesatay hanjabadaha iyo cunaqabateennada ee Mareykanku ugu goodiyay dalka Ciraaq.
‘‘Hanjabaadaha iyo cunaqabateennada ka dhanka...
XOG CUSUB: Khilaafka wiiqay dhismaha maamulka Galmudug oo aad u sii...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in uu xoogeystay khilaafka wiiqay geedi socodka Doorashada Baarlamaanka...
Dad loo xir xiray weerarkii Khasaaraha geystay oo ay Al-Shabaab ku...
Lamu (Halqaran.com) - Laamaha Amniga Kenya ayaa waxaa ay shaaca ka qaadeen in ilaa 5 ruux ay u xireen weerarka khasaaraha badan dhaliyey ee...
Meydka Qasem Soleimani oo la geeyay Iiraan iyo Kumanaan isugu soo...
Ahvaz (Halqaran.com) - Kumannaan qof oo baroor-diiq samaynaya ayaa maanta isugu soo baxay waddooyiina magaalada Ahvaz si ay halkaasi ugu qaabilaan maydka Qasem Soleimani,oo...







