Tuesday, July 28, 2026
25.4 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Editor

SPORTS: Sadio Mane oo Ku guulaystay abaalmarinta Xiddiga ugu Fiican Qaarada...

Qaahira (Halqaran.com) - Xidigga garabka uga cayaara naadiga Liverpool iyo xulka Senegal Sadio Mane, ayaa loo doortay laacibka ugu fiicnaa Afrika 2019, munaasabad ka...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Magaca Ninkii hoggaaminayay weerarkii Kenya habeen hore oo la shaaciyay

Dhadhaab (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska dalka kenya ayaa shaaciyay magaca ninkii hoggaaminayey weerarkii Habeen hore lagu qaadey Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Booliska Kenya oo...
Weriye Ahmed Abdi

Baydhabo: 134 Askari oo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo tababar...

Baydhabo (Halqaran.com) - Taliyaha qeybta 60aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Janaraal Maxamed Shekh Abdulaahi Xiirow ayaa 134 askari oo ka tirsan CXD tababar...
Weriye Ahmed Abdi

Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir oo ka warbixiyay Qaraxii maanta ka dhacay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Afhayeenka Maamulka Gobolka Saalax Dheere ayaa ka warbixiyay qaraxii ka dhacay meesha Baabuurta la dhigo ee Koontaroolka Sayidka ee Magaalada Muqdisho. Saalax...
Weriye Ahmed Abdi

Faah-faahin ku saabsan qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho iyo Wararkii ugu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax gaari loo adeegsaday oo maanta ka dhacay Koontaroolka Sayidka oo ay ku sugan...
Weriye Ahmed Abdi

Maxay DF Soomaaliya ka tiri maxaabiistii dhawaan ka baxsatay Xabsiga dhexe...

Muqdisho (Halqaran.com) – Tan iyo markii ay dhawaan saddex nin oo Maxaabiis ah ay ka baxsadeen Xabsiga dhexe ee Xamar, ayaa arrintaasi waxaa loo...