Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Puntland: ”Faragelinta lagu hayo maamulka Galmudug halaga daayo”
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Dowladda Federaalka ugu yeeray inay joojiso fara-gelin uu sheegay inay ku hayso dhismaha maamulka cusub ee Galmudug.
Siciid...
Maxay qaban jirtay haweeney maanta lagu dilay Muqdisho?
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxay faah faahin ka soo baxeysa dilka haweeneydan maanta loogu gaystay Waqooyi Bari ee Magaalada Muqdisho, iyadoona ay dilka kadib baxsadeen...
Golaha wasiirrada Jubbaland oo ka hadlay wada shaqeyn la’aanta DF Somaliya...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir gugdoomiyay kulanka Golaha Wasiirada, oo looga hadlay qodobo kala duwan.
Ugu horayn...
DAAWO SAWIRRO: Guddoomiyaha golaha aqalka sare oo Muqdisho kula kulmay Safiirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Sweden ee Somaliya, Amb....
Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii Sh/hoose ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya ciidamada dawladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab uu maanta ka...
Cumar Filish: ”Waxaa laga hortagay weerarro Al-Shabaab ay dooneysay inay ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa sheegay inay ka hortageen weeraro Al-Shabaab ay doonayeen inay...







