Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxay kawada hadleen Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo...
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtidii maanta qaabilay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto iyo...
DAAWO VIDEO: Sheekh Daaci reer Falastiin ah oo geerida u timid...
Kuwait (Halqaran.com) – Sheekhii Daaciga ahaa ee reer Falastiin Al-Xaaji Maxmuud Cabdul Baaqi (Abuu Khadaab) ayaa si lama filaan ah dalka Kuwait ugu geeriyooday...
UPDATE: Al-Shabaab oo burburisay Anteenooyinka shirkadda Isgaarsiinta Safaricom
Gaarisa (Halqaran.com) - Warbaahinta dalka Kenya ayaa sheegtay dagaalyahano ka tirsan yihiin maleeshiyaadka Al-Shabaab inay bur buriyeen anteenooyin Isgaarsiineed oo ku yaalay deegaanno ku dhow...
DAAWO SAWIRRO: Golaha Aqalka sare ee BF Somaliya oo maanta la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Sabtidii maanta yeeshay Kulankii 26-aad ee Kalfadhiga 6aad ee uu shir guddominayay guddomiyaha Golaha...
Maxaa ka ogtahay tirada denbiyada ka dhacay deegaannada Puntland sanadkii tegay...
Garoowe (Halqaran.com) - Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee dowlad goboleedka Puntland, ayaa shaaciyay warbixinta denbiyadii ka dhacay Puntland sannadkii tegay ee 2019 oo gaaraya...
Boqorka cusub ee dalka Cumaan oo lagu dhawaaqay, kaddib markii uu...
Cumaan (Halqaran.com) - Haitham bin Tariq Al Saciid ayaa loo Magacaabay inuu noqdo boqorka cusub dalka Cuman, kadib dhimashadii ina adeerkiis Sultan Qaboos bin...







