Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Muwaadiniinta dalka Ingiriiska oo looga digay inay u socdaalaan dalka...
UK (Halqaran.com) - Dowladda Ingiriiska ayaa muwaadiniinteeda uga digtay u safridda kenya iyo xuduudda Soomaaliya.
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Dibadda iyo Barwaaqo-sooranka ayaa...
DAAWO SAWIRRO: Maxay isku afgarteen ra’iisul wasaare Kheyre iyo Wakiilka QM...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalkak ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey...
Musharrax looga reebay ka mid noqoshada Baarlamaanka cusub ee Galmudug si...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ibraahim Xasan Cawaale oo ka mid ah aqoonyahanada ka soo jeeda Galmudug ayaa waxaa si layaab leh looga reebay tartan uu...
Madaxweynaha Somaliya ‘Farmaajo’ oo dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaaji Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay oo labadii maalmood ee tagtay ku sugnaa Asmara ayaa...
Dhuusamareeb: Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka maamulka Galmudug oo galabta la dhaariyay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ayaa Axaddii galabta lagu dhaariyay munaasabad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.
Guddiga Farsamada ee...
Madaxweyne Farmaajo oo u tacsiyeeyay Qoyskii Marxuum Axmed-Kayse Xaaji Ducaale
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula hadlay Marwo Qamar Cabdulqaadir Faarax oo ah xaaskii Alle ha...







