Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo maanta tagay deegaanka Cabdalla...
Biroole (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Jimcihii maanta gaaray deegaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubbada Hoose.
Axmed Madoobe...
UPDATE: Madaxweyne Trump oo la xaddiday awoodiisa dagaal
Washington (Halqaran.com) - Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa Khamiistii u codeeyey inay ka joojiyaan madaxweyne Trump inuu qaado talalabo militari oo kale oo ka dhan...
AKHRISO: Liiska Xildhibaannada cusub ee Galmudug oo la shaaciyay + (Magacyada)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga Farsamada ee dhismaha Galmudug ayaa Jimcihii maanta soo bandhigay liis ay ku qoraan magacyada saddex iyo sideetan xubnood, oo ka...
Xaaska Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo Muqdisho lagu qabtay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay Magaalada Muqdisho ku xireen haweeneyda u dhaxda mid ka mid ah Saraakiisha sar sare ee Ururka...
Maxay qaban doonaan ciidankii NISA ee diyaaradda ka qaaday Muqdisho ee...
Baardheere (Halqaran.com) – Waxaa degmada Baardheere ee gobolka Gedo ka degay diyaarad ay la socdeen ciidanka Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA).
Ciidanka NISA...
DHAGEYSO Warbixin Xiiso leh: Guurka Soomaalida qurbaha iyo Ajaaniibta
Nairobi (Halqaran.com) - Waxaa sanadihii tegay soo badanayey guurka u dhaxeeya Soomaalida qurbajoogta ah iyo dadyowga ay dalalkooda ku soo haajireen.
Gobollada Soomaalida Mareykanka ay...







