Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Midowga Yurub iyo Soomaaliya oo heshiis cusub kala saxiixday +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Ambassador Axmed Ciise Cawad ayaa maanta kulan la qaatay safiirka...
Sarkaal Al-Shabaab ah oo isku soo dhiibay ciidamada dowladda oo lagu...
Baraawe (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya, in maanta halkaasi lagu soo bandhigay sarkaal la sheegay inuu...
Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo sameeyay magacaabis cusub
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.06 January 8, 2020 ku magacaabay Guddoomiyaha Ku meel gaarka...
Guddoomiye kumeel gaar ah oo loo sameeyay Baarlamaanka Galmudug
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug oo Axaddii maanta kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb ayaa doortay Guddoomiye Kumeel gaar ah.
Xildhibaan Xasan...
Puntland oo shaacisay xilliga la tooganayo raggii kufsaday oona dilay AUN...
Boosaaso (Halqaran.com) - Maxamuud Xasan Aw Cismaan oo ah xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland, ayaa Axaddii maanta sheegay in ragga loo xukumay kufsigii iyo...
Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Dhuusamareeb iyo Ciidamo tiro badan oo lagu...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Iyadoo gelinkii dambe ee Sabtidii shsalay magaalada Dhuusamareeb lagu dhaariyay laba iyo toddobaatan ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa...







