Tuesday, July 28, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

SAWIRRO: Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay mashruuc laga fulinayo Degmada...

Muqdisho (Halqaran.com) – Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Arbacadii maanta dhagax dhigay mashruuc laga samaynayo...
Weriye Ahmed Abdi

ARAG SAWIRRADA: Siddeed Nin oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo maanta lagu...

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta magaalada Kismaayo lagu soo bandhigay siddeed nin oo sida la sheegay ka mid ah maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab. Hay’adda Nabad...
Weriye Ahmed Abdi

Xildhibaan Fiqi oo sheegay in Galmudug ay ku socoto waddo laba...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay marka la fiiriyo xaaladda cakiran ee ka taagan Galmudug...
Weriye Ahmed Abdi

Somaliland oo xukun dil ah ku fulisay lix ruux

Hargeysa (Halqaran.com) - Xukuumadda Somaliland ayaa Arbacadii maanta dil ku fulisay lix ruux oo sanado badan xirnaayeen, kuwaasi oo gaystay dilal kala duwan oo...
Weriye Ahmed Abdi

Jubbaland oo Xubno ka tirsan Al-Shabaab ku dishay howlgal qorsheysan

Kismaayo (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland, ayaa sheegay hawlgal qorsheysan oo ka dhacay Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo inay ku dileen xubno ka tirsanaay Ururka Al-Shabaab. Afhayeenka...
Editor

Dowladda Turkiga oo xayiraaddii ka qaaday Website-ka Wikipedia labo sano kaddib.

Istanbul (Halqaran.com) – Dowladda Turkiga ayaa xayiraadda ka qaaday website-ka Wikipedia, kaddib markii ay xukuntay Maxkamad Dastuuri ah. Wikipedia aya dalkaas laga xannibay bishii April...