Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Imisa waddan ayaa heysata hubka nuclear-ka, meeqa xabo ayaase taalla adduunka?
Xilligan oo ay taagan tahay xiisadda u dhaxeysa Mareykanka iyo Iiraan, sheekadan waxaad wax badan uga fahmi kartaa arrimaha hubka nuclear-ka.
Hubkan waxaa loo aqoonsaday...
SAWIRRO: Musharraxiin u taagan Xilka Madaxtinimada Galmudug oo Isbaheysi kaga dhawaaqay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Iyadoo ololaha doorashada maamulka Galmudug uu iminka marayo meel gabagabo ah, ayaa Arbacadii maanta waxaa isbaheysi magaalada Dhuusamareeb kaga dhawaaqay saddex...
Maxaa ka jira in Xildhibaannada cusub ee Galmudug lagu xiray Sharuudo?
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in qayb ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug loo diiday in la siiyo...
Xeer ilaalinta Somaliland oo war ka soo saartay Lix nin oo...
Berbera (Halqaran.com) - Xeer Ilaalinta Somaliland ayaa faah-faahin ka bixisay lixdii nin ee subixii Arbacada lagu toogtay fagaaraha Mandhera ee duleedka Magaalada Berbera.
Qoraal ka...
Arji qabashada musharaxiinta guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka billaabatay Dhuusamareeb +...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Magaalada Dhuusamareeb waxaa Arbacadii maanta ka billaabatay diiwaangelinta musharaxiinta u taagan jagada guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo Gudoomiye Ku-xigeenka.
Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka...
UPDATE: Doorashada Golaha deegaanka Diinsoor ee Koonfur Galbeed oo maanta la...
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa muddooyinkan dambe waxaa ay ku howlaneed dhisida...







