Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Mareykanka: Dad Kenyaan ah ayaa fududeeyay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaaday...
Lamu (Halqaran.com) - Taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegay in dad ku sugan gudaha dalka Kenya ay fududeeyeen weerarkii...
Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug oo galabta la kulmay Musharaxiin cabaneysa...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug ayaa gelinkii dambe ee Sabtidii maanta magaalada Dhuusamareeb kula kulmay qaar ka mid ah musharaxiinta u...
Faah-faahin cusub iyo Wararkii ugu dambeeyay ismiidaamintii ka dhacday Isgoyska Baar...
Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ismiidaamin ahaa oo maanta lala beegsada gawaari ay la socdeen Injineerada Turkiga, ee...
Nin aaskiisa lagu guda jiray oo la ogaaday inuu nool yahay!!!
Embu (Halqaran.com) - Nin lagu magacaabo Stephen Kibuti's, kuna nool deegaanka Embu ee dalka Kenya, waalidkiisa iyo eheladiisana ay ka shaqeynayeen aaskiisa iyo tacsidiisa...
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoonnada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guddoonka cusub ee baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug...
Militariga Soomaaliya oo sheegay inay dileen 15 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab
Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen 15 xubnood oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab, halka 26 kalena ay ku...







