Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
CAAFIMAADKA: Shanta Qodob ee kaa badbaadin kara cudurro halis ah haddii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Isku day inaad la dagaalanto shantan waxyaabood si aad uga hortagto caafimaad darro:-
1- Sigaar cabista
2- Jimicsi la’aanta ama aalamiito la’aan
3- Inaad...
DAAWO SAWIRRO: Muxuu madaxweynaha Jubbaland ku soo arkay dekedda magaalada Boosaaso...
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa markii ugu horreysay kormeer ku tagey Dekeda Magaalada Boosaaso ee Xarunta...
Guddoomiye Gacal oo la kulmay guddigii doorashada Baarlamaanka Galmudug?
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Maxamed Nuur Gacal oo ay wehlinayan guddoomiye Ku xigeenka 1aad, Cabdullaahi Xersi Maxamed iyo guddoomiye Ku xigeenka 2aad,...
Faallo: Halista ba’an ee Muqdishooyinka 2020
Maaddaama xannibaadda magaalada dul saaran oo marba marka ka dambeysa ka soo dareysay ay hadda mareyso heerkii ay ugu liidatay uguna khatarta badnayd waxaa...
Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo Shir uga furmay magaalada Boosaaso +...
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay Shirka Xukuumadaha Puntland iyo Jubbaland, oo shir uga socda xarunta...
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo amray in si degdeg ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa amray in la hakiyo Mashruuc subixii Sabtida ay wada saxiixeen Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Hawlaha...







