Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DEG DEG: Weerar qaraxyo ku billowday oo Al-Shabaab ku qaaday magaalada...
Marka (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray Magaalada Marka ee Xarunta Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya caawa in halkaasi uu ka socdo...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Somaliya oo ka hadlay mashruucii uu hakiyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka hadlay Mashruucii shalay ay wada saxiixeen isaga iyo Duqa Muqdisho ee...
AKHRISO: Guddiga Doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo la magacaabay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweyne Ku xigeenka.
Xubnaha Guddigaan ayaa ka kooban 13 Xubnood oo...
Ciidamada DF Somaliya oo dagaal kula wareegay deegaanno ka tirsan Jubbooyinka
Jamaame (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya ay bilaabeen howlgal...
Maxaa ka jira in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha u...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Dagaalyahano la rumeysan inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab ayaa la soo sheegaya in ay gudaha u soo galeen Magaalada Dhuusamareeb,...
Maamulka HirShabelle oo dhaliilay Wasaaradda Maaliyadda iyo Qorsheynta ee XF Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka Hirshabelle ayaa si kulul u dhaliilay Wasiirada Maaliyadda iyo Qorsheynta ee Xukuumadda Somaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Jamaal Maxamed Xasan.
Hirshabelle...







