Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweyne Ku xigeenka.
Xubnaha Guddigaan ayaa ka kooban 13 Xubnood oo ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug, kuwaasi oo soo diyaarin doona hanaanka doorashada Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiisa.
Halka hoose ka akhriso guddiga la magacaabay:
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com







