Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
AKHRISO: Xilliga la qabanayo Doorashada madaxweynaha Galmudug oo la shaaciyay +...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga doorashada Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa Talaadadii maanta soo saaray jadwalka Doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi iyo Ku-xigeenadiisa.
Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa...
Khayre oo la kulmay Safiirrada Turkiga iyo Qatar, maamulaha Shirkadda Enez...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay safiirrada dalalka Turkiga iyo Qatar,...
Ciidamo dheeraad ah oo ka socda Koonfurta Kuuriya oo loo soo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Difaaca ee dalka Koonfurta Kuuriya ayaa sheegtay in ay qorsheyso ballaarinta Ciiddankooda haatan ka howlgala Xeebaha Soomaaliya ee qeybta ka...
DEG DEG: Guddoomiyihii degmada Qandala ee gobolka Bari oo goor-dhow lagu...
Boosaaso (Halqaran.com) – Warar goor-dhow na soo gaaray ayaa sheegaya, in guddoomiyihii hore ee degmada Qandala ee gobolka Bari Jaamac Maxamed Quurshe lagu dilay...
Fanaanka Khadar Keeyow oo dib u helay xorriyadiisa, kaddib markii lagu...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Fanaaanka Khadar Ibraahin Keeyow ayaa dib u helay xorriyadiisa, kadib markii maalmo uu ku xirnaay xabsi ku yaallo Magaalada Addis...
Khilaafkii xoogganaa ee u dhaxeeyay madaxweyne Waare iyo guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa jiray Khilaaf muddo u dhaxeeyay Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi Sheekh Cismaan Barre Maxamed.
Khilaafka labadan...







