Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Indha-cadde oo Kashifay in Al-Shabaab ay ka tirsan yihiin Madaxtooyada, Baarlamaanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde ayaa sheegay Al-Shabaab inay ku jiraan meel kasta oo...
Duqeyn lagu garaacay deegaanno ay maamulaan Al-Shabaab & Wararkii ugu dambeeyay
J/Dhexe (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya, ayaa sheegaya xalay duqeyn in lala beegdsaday xubno ka tirsanaay Al-Shabaab.
Deegaannada duqeymaha...
DAAWO VIDEO: Hay’adda NISA oo soo bandhigtay Fanaankii Al-Shabaabka Noqday ‘Afkiisa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa waxay soo bandhigtay muuqaal kooban, oo laga soo duubay Abshir Gaarane Axmed oo...
Ahlu Sunna oo ka hor-timid doorashada madaxweynaha Galmudug ee dhawaan la...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – War qoraal ah oo ka soo baxay madaxa Xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay in aysan qeyb...
Maxay DF Somaliya ka tiri hadalkii Madaxweynaha Turkiga ee casuumaadka sahminta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si maldahan uga jawaabtay hadalkii Isniintii shalay ka soo yeeray Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan,...
XOG CUSUB: Anjabigii Al-Shabaab ka soo goostay ‘Zubair Al-Muhajir’ oo wareysi...
Muqdisho (Halqaran.com) - Zubair Al Muhajir oo ka mid ahaa Saraakiisha Ajaaniibta ee ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa waxaa uu bixiyay wareysigii ugu...







