Friday, July 31, 2026
24.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Shil khasaare dhimasho ah sababay oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaddib...

Muqdisho (Halqaran.com) - Shil khasaare gaystay ayaa Khamiistii maanta waxa uu ka dhacay Isgoyska Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, kadib markii gaari xamuul uu...
Weriye Ahmed Abdi

Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan oo kawada hadlay Iskaashi dhanka dhaqaalaha

Khartoum (Halqaran.com) - Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka ganacasiga iyo warshadaha Soomaaliya, Cabdalla Xasan ayaa dowladda Suudaan kala hadlay iskaashi dhaqaale iyo mid maalgashi oo...
Editor

Golaha Wasiirrada Somaliya oo maanta Ansixiyay dib u eegis lagu sameeyay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen dib-u-eegis lagu sameeyay Sharciga...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug ‘Gacal’ oo kulan xasaasi ah la...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Khamiistii maanta waxa uu magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug kulan xasaasi...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada Ammaanka ee Kenya oo 43 ruux oo Soomaali ah ku...

Nairobi (Halqaran.com) - Ciidamada ammaanka Dowladda Kenya ayaa maalmihii lasoo dhaafay hawlgallo ay ka sameeyeen xaafadda Islii ee magaalada Nairobi waxay ku xirxireen ilaa...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynaha Galmudug ‘Xaaf’ oo dalbaday in la joojiyo howlaha ka socda...

Gaalkacyo (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Xaaf ayaa lagu sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay dowladda Federaalka faragelin ku...