Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Asmara iyo Kulan saddex-geesood ah...
Asmara (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara halkaas oo uu wadahadallo saddex-geesood ah...
Golaha Wasiirrada oo Oggolaaday heshiiska Kaalmada Deyn Cafinta Dowladda Norway +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirradu maanta Muqdisho ku yeesheen ayey ku ansixiyeen oggolaanshaha heshiiska ay Norway ku caawineyso...
Puntland oo Amar dul dhigtay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (Maxaa...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ahna kusimaha madaxweynaha, Axmed Cilmi Cismaan ((Karaash), ayaa amar ku bixiyay, in la hakiyo munaasabadda...
DAAWO SAWIRRO: Qado sharaf maanta Garoowe loogu sameeyay Odayaasha dowlad deegaanka...
Garoowe (Halqaran.com) - Odayaasha Dhaqanka ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) oo maalmahaanba booqasho ku joogay Magaalada Garoowe ayaa Sabtidii maanta qado sharaf loogu...
Aabe Wiilkiisa ku Dilay magaalada Jowhar oo gacanta lagu soo dhigay
Jowhar (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka HirShabelle ayaa sheegaya, in ciidamada booliska ay gacanta ku dhigeen Aabe wiilkiisa ku...
DF Soomaaliya oo maanta kala dirtay maamulkii Rugta Ganacsiga gobolka Banaadir,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Sabtidii maanta shaacisay inay kala dirtay Maamulkii Rugta Ganacsiga ee Gobolk Banaadir, kadib markii todobaadkii...







