Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Tirada dadka u geeriyoonaya feyraska Korona ee Shiinaha oo korodhay
China (Halqaran.com) - Waxaa aad u sii kordhaya maalin walba dadka u geeriyoonaya feyraska Korona ee dalka Shiinaha oo haatan gaartay 106 qof iyo...
Maamulka Bangiga dhexe ee Somaliya oo ka warbixiyay dabkii ka kacay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka Bankiga Dhexe Soomaaliya ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyay dabkii xalay ka kacay qayb ka mid ah Xarunta Bangiga Dhexe...
Wasiirkii Amniga ee Jubbaland ‘Janan’ oo Xabsigii uu ku xirnaa ka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa subixii Tallaadada maanta ka baxsaday xabsigii uu ku xirnaa wasiirkii Wasaaradda Amniga Jubbaland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur Janan, kaas...
Mareykanka: Duqeyn dhinaca cirka ah ayaan ku dilnay xubno ka tirsan...
Jilib (Halqaran.com) - War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka...
AKHRI: Musharraxiinta ugu cadcad oo shuruudo ku xiray ka qeybgalka Doorashada...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Afar ka mid ah musharaxiinta ugu cadcad ee Doorashada Madaxtooyada Galmudug ayaa waxay markale iska diideen inay ka qaybgalaan doorashada, iyagoona...
Iska hor-imaad ka dhacay Afgooye & Wararkii ugu dambeeyay
Afgooye (Halqaran.com) - Iska hor-imaad khasaare gaystay ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee Saldhiga Booliska Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Iska horimaadka...







