Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Israel oo doonaysa inay sheegato daanta Galbeed
Israel (Halqaran.com) - Wasiirka difaaca mayalka adag ee Israel ayaa Arbacadii ku baaqay in Israel ay si rasmi ah qeyb ka mid ah dalkeeda...
Golaha Aqalka sare ee BF Somaliya oo gaashaanka ku dhuftay heshiiska...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Arbacadii maanta soo saaray Qaraar ka dhan ah heshiiska qarniga oo caasimada Qudus...
Doorashada madaxweynaha Galmudug oo dib loo dhigay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Sidii horeyba loo filayay waxaa uu dib u dhac ku yimid doorashadii ay dhabarka ka riixeysay Dowladda Federaalka, ee la doonayay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka JF Somaliya ‘Mursal’ oo dhiggiisa dalka Algeria la kulmay...
Algeria (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Dalka Burkina...
Sheekh Maxamed Shaakir oo loo doortay madaxweynaha cusub Galmudug ee garabka...
Dhuusamareeb (Halqarna.com) – Xildhibaannadii ay shalay soo bandhigtay Ahlu Sunna ayaa Arbacadii maanta madaxweynaha Galmudug u doortay Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan
Doorasho ka dhacday...
Duqa magaalada Muqdisho oo maanta kulan muhiim ah la qaatay madaxa...
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Arbacadii maanta kulan kula qaatay xarunta aqalka...







