Friday, July 31, 2026
24.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Laftagareen oo Nairobi kula kulmay madax ka tirsan hay’adda WFP

Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo Maalmahan ku sugan Dalka Kenya gaar ahaan Caasimadda Nairobi ayaa...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Guddiga Doorashada garabka DF Somaliya oo cadaadis saaray Musharraxiinta Galmudug

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug ee garabka dowladda ayaa cadaadis ku haya musharaxiinta u taagan jegada Madaxtinimada Galmudug, ee...
Editor

AKHRI: War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii saddex-geesoodka ee dalalka Soomaaliya, Eritrea...

Asmara (Halqaran.com) - Madaxda dalalka iyo dowladaha Ereteriya, Itoobiya, iyo Soomaaliya ayaa magaalada Asmara ku kulmay 27-ka Jannaayo, 2020. Saddexda hoggaamiye waxa ay yeesheen wadahadallo...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo magaalada Muqdisho ka furtay Shir dib u heshiisiin...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta oo horay u diyaarisay Hanaanka dhab u heshiinta qaran kalana tashatay guud ahaan...
Editor

DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo maanta daah-furay mashruuc ay ku baxeyso...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Isniintii maanta furay mashruuc lagu maal gelinayo 340 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo soo bandhigay hal...
Editor

Laacibkii cayaaraha NBA-da Kobe Bryant oo shil diyaaradeed ku geeriyooday

Los Angeles (Halqaran.com) - Kobe Bryant oo kamid ahaa ciyaartooydii abid ugu wanaagsanaa ee NBA-da islamarkaana ahaa orodyahan caan ah ayaa ku geeriyooday shil...