Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxay aheyd Sababtii loo hakiyay duulimaadyadii aadi jiray magaalooyinka Kismaayo &...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Arbacadii maanta hakisay duulimaadyadii aadi jiray magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo.
Wax diyaarad ah ma jirin maanta...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geeridii Abaanduulihii hore ee xoogga dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Wasiirkii Amniga ee Jubbaland ‘Janan’ &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xaaladda Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan), Wasiirkii Amniga Jubbaland ayaa waxay tahay mid hubinti la’aan ah, tan iyo markii uu Taliska Booliska...
Beesha Caalamka oo war deg-deg ah ka soo saaray Doorashada Galmudug....
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Iyadoo dhinacyada ay quseyso arrimaha Galmudug ayaa ku guuldareystay in ay soo dhisaan maamul loo dhan yahay ayay dhabaha u xaartay...
Ahlu Sunnada Galmudug oo soo bandhigtay Liiska Xildhibaannada Baarlamaanka Labaad ee...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ahlu Sunada Galmudug ayaa waxay Magaalada Dhuusamareeb ku soo bandhigtay liis ay ku qoran yihiin sagaal iyo lixdan xubnood, oo ka...
Xildhibaan Su’aallo adag ka keenay baxsashadii Wasiirkii Amniga Jubbaland ee Janan
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa Saddex Su’aalood ka keeney Warka kasoo yeeray Booliska Soomaaliya ee...







