Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Fayraska Korona oo waddamo badan oo caalamka ku sii fidaya
China (Halqaran.com) - Waxaa sare u sii kacaya tirada dadka u geeriyoonaya fayraska Korona oo dalka shiinaha oo qudha ku dilay 259 qof halka...
Akhriso: Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb oo Caawa aad loo Adkeeyay
Dhuusamareeb (Halqaran.com)- Magaalada Dhuusamareeb ayaa Caawa waxaa laga dareemayaa qabanqaabadii ugu dambeeysay ee Arrimaha Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenka oo saacado kaliya inaga xigaan...
Gudoomiyaha aqalka Sare oo ka hadlay Xaalada Cakiran ee Maamulka Galmudug
Muqdisho (Halqaran.com)- Cabdi Xaashi Cabdullahi guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya mar uu maanta ka hadlayay xaaladda qasan ee ka taagan dhuusamareeb...
Dowladda Soomaaliya oo u Hanjabtay Hey’ad laga leeyahay Dalka Turkiga (maxay...
Muqdisho (Halqaran.com)- Wasaaradda Caafimaadka iyo Darueelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inuusan jirin heshiis shaqo iyo mid howlgalin oo Wasaaradda kala dhexeeya...
Sahan ka bilaawday Muqdisho oo lagu dhisayo Garoon Diyaaraded oo cusub...
Muqdisho (Halqaran.com)- Magaalada Muqdisho waxaa Maanta ka bilaawdey sahankii ugu horeeyey kaas oo ku saabsan in Garoon Diyaaradeed oo cabirkiisu yahay 14KM laga...
Dawlada Soomaaliya oo WAR Ka soo Saartay Cudurka Ka...
Muqdisho (Halqaran.com)- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay War-Saxaafadeed kasoo saartey cudur ka dillaacay Dalka Shiinaha ee coronavirus...







