Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: DF Soomaaliya oo billowday baaritaanka cudurka Coronavirus
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa Talaadadii maanta ka bilowday Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde in baaritaan ay ku sameyso dadka soo dagaya...
Sh. Dhexe: Qarax lagu Dilay ciidamo ka tirsan AMISOM & Wararkii...
Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Wararka aynu ka helayno Gobolka Shabellaha dhexe, ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Amisom Qarax miino lagula eegtay Gobolkaasi.
Qaraxa ayaa wuxuu...
Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo lagu soo dhaweeyay degmada BeledXaawo
BeledXaawo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada BeledXaawo ee Gobolka Gedo, ayaa waxa ay sheegayaan, in halkaasi uu gaaray Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland Cabdi...
Madaxweynihii ugu waqtiga dheeraa dalka Kenya Daniel arap Moi oo geeriyooday.
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynihii ugu waqtiga dheeraa dalka Kenya Daniel arap Moi ayaa geeriyooday isagoo ay da’diisu ahayd 95 jir.
Geerida Moi ayaa waxaa ku...
Hay’adda Amnesty International oo dalbatay in xabsiga dib loogu soo celiyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday dawladda Kenya inay qabato Wasiirka Amniga ee Jubbland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, isla...
UPDATE: Al-Shabaab oo lagu eedeeyay inay shaqaale Samafal ah ka afduubteen...
Gedo (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa lagu eedeeyay inay shaqaale samafal ka afduubteen saacadihii la soo dhaafay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.
Masuuliyiin ka tirsan...







