Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xiisad adag oo ka dhalatay ganacsatadii lagu laayay Gaalkacyo & Wararkii...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inay xiisad ka dhalatay afartii nin ee ganacsatada ahaa ee Khamiistii lagu dilay...
DF Soomaaliya oo Muqdisho ku xirtay guddoomiye ku xigeenkii gobolka Gedo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiye Ku-xigeenka Gobolka Gedo, Maxamed Xuseen Isxaaq (Alqaadi) ayaa waxaa lagu xiray Magaalada Muqdisho, ka dib markii qaab shirqool ahaa lagu...
Puntland oo xirtay xafiiska guddiga doorashooyinka Qaranka Soomaaliya + (War-saxaafadeed)
Garowe (Halqaran.com) - Qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa lagu wargeliyay Maamulka Gobolka Nugaal, in Wasaaraddu ay...
Nabaddoon ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Jubbaland
Afmadow (Halqaran.com) - Saraakiisha Ciidamada Maamulka Jubbaland, ayaa waxa ay sheegeen inuu isku soo dhiibay Nabadoon ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab.
Nabadoonka ayaa Magaciisa waxaa lagu...
Nin Bajaajle ah oo lagu dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Xaafadda Black sea ee Degmada Hodan, ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin dhallinyaro ahaa oo Mooto Bajaaj...
UPDATE: Maxaa ka jira in dagaal laga cabsi qabo inuu ka...
BeledXaawo (Halqaran.com) - Waxgaradka Degmada BeledXaawo ee Gobolka Gedo ayaa walaac xoogan ka muujiyay in khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland, uu...






