Sunday, April 26, 2026
25.9 C
Mogadishu

Dawlada Soomaaliya oo WAR Ka soo Saartay Cudurka Ka Dilaacay Dalka Shiinaha

Muqdisho (Halqaran.com)- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay War-Saxaafadeed kasoo saartey cudur ka dillaacay Dalka Shiinaha ee coronavirus kaas oo la xaqiijiyey in uu ku fiday 18 dal oo dunida ku kala yaala.

Qoralka kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu waxay bulshada Soomaaliya ayaa lagu yiri Wasaaraddu waxa ay la wadagaysaa dadaalada ku aadan cudur dillaaca xanuunka coronavirus oo laga xaqiijiya 18 dal oo dunida ku kala yaal.

Halkaan Ka Akhriso

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...