Monday, May 25, 2026
26.9 C
Mogadishu

Maamulka Bangiga dhexe ee Somaliya oo ka warbixiyay dabkii ka kacay xarunta Bangiga +(War-saxaafadeed)

Muqdisho (Halqaran.com) – Maamulka Bankiga Dhexe Soomaaliya ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyay dabkii xalay ka kacay qayb ka mid ah Xarunta Bangiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho.

War Saxaafadeed uu soo saaray Maamulka Bankiga Dhexe ayaa waxaa sidoo kale loogu mahadceliyay doorkii Ciidanka Dab Demiska ee la xiriiray, sidii loo demin lahaa dabkaasi, loogana hortaggi lahaa inuu meelo kale ku fido.

Halka hoose ka akhriso war-saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...