Wednesday, April 29, 2026
28.7 C
Mogadishu

AKHRISO: Xilliga la qabanayo Doorashada madaxweynaha Galmudug oo la shaaciyay + (Jadwalka)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Guddiga doorashada Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa Talaadadii maanta soo saaray jadwalka Doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi iyo Ku-xigeenadiisa.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu shaaciyey in 24 ilaa 25 ay qabsoomi doono diiwaangelinta musharixiinta, halka 26 ilaa 27 la dhageysan doono khudbadaha musharixiinta Madaxweynaha Galmudug iyo ku-xigeenkiisa.

Guddiga ayaa ugu dambeyn sheegay in Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug ay dhaceyso 30-ka bishan January.

Halka hoose ka akhriso:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...