Saturday, June 6, 2026
27.7 C
Mogadishu

Somaliland oo xukun dil ah ku fulisay lix ruux

Hargeysa (Halqaran.com) – Xukuumadda Somaliland ayaa Arbacadii maanta dil ku fulisay lix ruux oo sanado badan xirnaayeen, kuwaasi oo gaystay dilal kala duwan oo horey u dhacay.

Lixda ruux ayaa lagu toogtay Jeelka Mandhera, kadib markii la go‘aamiyay dilkooda.

Xukunka toogashada ah ayaa waxaa uu ka dhacay jeelka wayn ee Mandhera ee Gobolka Saaxil ee Somaliland, waxaana ragga la toogtay ay kala yihiin.

1- Farxaan Maxamed Xasan
2- Cabdillaahi Ismaaciil Xayd
3- Axmed-Guray Ibraahim Faarax
4-Khadar Aleel
5- Xasan Muxumed Cismaan
6- Caydaruus Khadar Haybe

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...