Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Iiraan oo duqeysay saldhigyada Mareykanka uu ku leeyahay dalka Ciraaq &...
Tehran (Halqaran.com) - Telefishinka ku hadla afka Dowladda Iiraan ayaa war horu dhac ah ku sheegay in 80 askari oo Mareykan ah ay ku...
Qaramada Midoobay oo dalbatay in si deg-deg ah loo dhammeystiro Dastuurka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa Tallaadadii maanta la kulmay Wasiirka Dastuurka ee DF Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac.
James...
UPDATE: Dab dhimasho sababay oo caawa ka kacay guri ku yaalla...
Baydhabo (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in caawa dab xooggan uu ka...
Diyaaradaha Mareykanka oo duqeymo xooggan ka geystay Jubbooyinka
J/Hoose (Halqaran.com) - Diyaaradaha dagaalka ee dalka Mareykanka ayaa duqaymo ka gaysteen saddex goobood oo ku yaala Gobolada Jubbooyinka, kuwaa oo lagu bartilmaameedsaday maleeshiyada...
Al-Shabaab oo weerar Khasaaro sababay ku qaaday Dhadhaab & Wararkii ugu...
Gaarisa (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa subixii tallaadada maanta weerar ku qaadday bar koontorool oo ciidamada Kenya ay ku leeyihiin xaafadda Saretho ee duleedka...
Madaxweynaha Galmudug ‘Xaaf’ oo difaacay tallaabada uu uga soo horjeestay DF...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa difaacay tallaabada uu uga soo horjeestay juhdiga ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku bixinayso...







