Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo loo wareejiyay hoy ku dhow xarunta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa waxaa loo wareejiyay hoy ku dhow Xarunta Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA)...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliya ‘Cawad’ oo kulan muhiim ah la...
Riyadh (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Axmed ayaa Magaalada Riyadh ee Xarunta Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Boqorka Sacuudiga, Boqor Salman...
XOG: Maxaa sal u ah in xilligaan Al-Shabaab ay aad u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa maalmihii ugu dambeeyay xoojiyay weerarrada ay ka gaysanayan gudaha dalka iyo dibadiisaba, iyadoona ay dadku ku dhalisay walaac...
DAAWO SAWIRRO: Golaha Aqalka sare oo ansixiyay Sharciga Batroolka dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meelmariyay Hinidse Sharciyeedka Batroolka Dalka, kadib kulan ay ku yeesheen Xaruntooda Magaalada...
UPDATE: Puntland oo sheegtay inay dishay xubno ka tirsan kooxda Daacish
Boosaaso (Halqaran.com) - Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Maamulka Puntland ee loo yaqaano PSF ayaa waxaa howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen toga...
Maxay kawada hadleen taliyaha booliska Somaliya iyo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka?
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa ka wada hadlay arrimaha ku saabsan ammaanka doorashada la filaayo inay ka...







