Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo Al-Shabaab ka soo furtay xoolo ay aruursadeen
Hiiraan (Halqaran.com) - Kadib hawlgal ballaaran oo ay ciidanka dowladda ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan, ayaa waxaa ugu suuragashay ciidamada inay soo...
Wararkii ugu dambeeyay iyo Suuqii gacansiga ee Gaalkacyo oo weli xiran...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa weli maalintii Afaraad xiran Suuqa Ganacsiga ee magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan qeybta Waqooyi.
Suuqaani ayaa xiran maalintii afaraad, kadib markii ganacsatada...
Xaflad lagu soo dhaweynayay Xayiraadii laga qaaday Shirkadii Barakaat oo lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo loogu dabbaal-degeyay xayiraaddii waaxda maaliyadda dalka...
Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay Saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen...
Balcad (Halqaran.com) - Cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen duleedka Degmada Balcad waxa ay ku dileen horjoogayaal ka...
Madaxweyne Laftagareen oo maanta xariga ka jaray xarunta cusub ee maamulka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Sabtidii maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta...
DAAWO VIDEO: Guddoomiye Faysal Cali Waraabe: ”Waynu iibsannahay, Somaliland-na Waa la...
Hargeysa (Halqaran.com) - Magaalada Hargeysa waxaa kulan xasaasi ah ku yeeshay Labada guddoomiye Xisbiyadda Ucid iyo Wadani Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe. Kulanka...







