Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maamulka Jubbaland oo Ciidamo Hor leh U diray Degmada Beledxaawo ee...
Muqdisho (Halqaran.com)- Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in Ciidamo kuwa daraawishta ay u direen Magaaladda Beledxaawo ee Gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya.
War...
UPDATE: Mareykanka oo duqeyn cirka ah ku dilay madaxii Shirkadda Hormuud...
Jilib (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya, in duqeyn dhinaca cir ah oo gelinkii dambe maanta...
Ciidamo ka tirsan Burundi oo maanta toogasho loogu geystay Shabeellaha Dhexe...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidamada Burundi ee qaybta ka ah ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Isniintii maanta...
UPDATE: Nin gaari dad ku jiirsiiyay bartamaha dalka Jarmalka & khasaare...
Volkmarsen (Halqaran.com) - Nin gaari watay ayaa galabta beegsaday dad isugu soo baxay munaasabad ka socotay Magaalada Volkmarsen ee dalka Jarmalka.
In ka badan 10...
Maxaa ka ogtahay diyaarad siday saraakiil iyo Ciidanba ay ka degtay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Diyaarad siday Saraakiil iyo ciidanba ayaa waxay ka degatay Garoonka Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb, ka dib markii ay ka soo...
Kulan Su’aalo lagu waydiinayay guddiga doorashooyinka oo maanta ka dhacay Jowhar...
Jowhar (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabelle maanta lagu qabtay kulan su’aalo lagu weydiinayay Masuuliyiinta Guddiga Doorashada Qaranka, oo maalintii labaad...







