Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Laftagareen oo Xilalkii ka xayuubiyay wasiirro, kuwa cusub-na magacaabay
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Laftagareen, ayaa xilalkii ka qaaday xubno ka mid Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed.
Laftagareen...
Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliya oo war cusub ka soo saartay Cudurka...
"Waaaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada waxa si dhow ula socotaa xaaladaha cudurka Coronavirus ee dunida waxayna sidoo kale odorostaa faafidda cudurka, la socodka xaaladaha...
UPDATE: Ciidanka kumaandooska oo howlgal culus ka wada gobolka Shabeellaha Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa waxaa la soo sheegayaa in ay maanta hawlgalo ballaaran ka wadaan...
DF Somaliya oo faah-faahin ka bixisay Shabaabkii lagu dilay duqeyntii Saakow...
Saakow (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay duqeyn dhanka cirka ah oo Ciidamada Mareykanka iyo Ciidanka DF Soomaaliya ka...
UPDATE: Al-Shabaab iyo Dadka deegaanka Ceel-Cali oo ku dagaallamay Dhagaxyo qaali...
Ceel-Cali (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya deegaanka Ceel-Cali oo ka tirsan Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya, in Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab iyo dadka deegaanka ay ku...
Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray xarunta labaad ee hay’adda Socdaalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Axaddii maanta xariga kajaray xarunta labaad (2-aad) ee hey’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha...







