Thursday, July 30, 2026
26.2 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Editor

Dhageyso:Xisbiyada Mucaaradka oo Shir deg-deg ah ka yeelanaya Xaalada Somaliland (Maxa...

Hargeysa (Halqaran.com) – Eng. Feysal Cali Waraabe, guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID oo warbaahinta la hadlay ayaa iclaamiyay kulan muhiim ah oo ay yeelan...
Editor

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga Doorashooyinka Dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa...
Editor

XOG: Maxaa ka jira in Ahlu Sunna laga wareejiyay dhaqaalihii ka...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ahlu Sunnada Galmudug ayaa waxaa markii ugu horeysay laga wareejiyay dhaqaalihii kaga soo xaroon jiray Garoomada Diyaaradaha ee Dhuusamareeb iyo Guriceel,...
Editor

DAAWO SAWIRRO: Xildhibaannada Labada Aqal ee BF Somaliya oo Xaflad heer-sare...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay Madaxtooyada Magaalada Muqdisho loogu sameeyay xaflad lagu soo xirayo Kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka. Xildhibaanada...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo xil ka qaadis sameeyay

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu xil ka qaadis ku sameeyay Taliye Ku-xigeenkii Ciidanka Xoogga Dalka, General Maxamed...
Ahmed Mohamed

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo is-casilay +(SABAB)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Mid ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa iska casilay xubinnimadiisa baarlamaannka labaad ee Galmudug Xildhibaan Shaacir Sheegow Maxamed ayaa warqadda...