Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday rag loo heysto...
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabduqaadir Suufi Muunye & Saciid Cumar Cabbdullaahi ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha Al-Shabaab iyo in ay ahaayeen u qaabilsanayaaal xagga maamulka...
Taliye cusub oo loo magacaabay saldhiga degmada Wadajir, kaddib markii xilka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya, ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Saldhiga Booliska Degmada Wadajir Cabdi Baasid.
Xil ka qaadistaan ayaa timid,...
Faah-faahin ku saabsan duqeyn cusub oo uu Mareykanka ka fuliyay degmada...
Jilib (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn diyaaradeed oo shalay uu ka...
UPDATE: Nabaddoon caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Warar goor dhow naga soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in caawa magaaladaasi lagu dilay Nabadoon Cabdiraxmaan Nuur Gurey (Geesdiir) oo...
DAAWO MUUQAL: Wareysi ku saabsan xayiraadii uu Mareykanka ka qaaday Shirkaddii...
https://youtu.be/AL8tZ_sED1g
DAAWO VIDEO: Wasiir Maareeye “Danta Somaliland waxay ku jirtaa in ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta ka hadlay wararka sheegay in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu...







