Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxda sare ee DF Soomaaliya oo lagu wado inay safar ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxda Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inay dhawaan safar ku taggi doonaan Degmooyinka Gobolka Gedo, kadib la wareegistii Ciidamada Dowladda...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Qoorqoor oo maanta kormeeray xarumaha ciidamada ee Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Galmudug ee garabka dowladda Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa Axaddii maanta kormeeray Xarumaha Ciidamada Dowladda ku leeyihiin Magaalada...
Howlgal lagu aruurinaayo xoolaha nool oo laga sameeyay waddooyinka magaalada Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidanka illaalada deegaanka Xamar ayaa sameeyay hawlgal ay ku uruurinayeen xoolaha nool ee dhex fadhiya wadooyinka Magaalada Muqdisho, kadib markii amar...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday mas’uul ka tirsanaa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Axaddii maanta xukun xabsi ku riday Masuul ka tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir oo lagu...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii cuslaa ee gobolka Baay ku dhexmaray Al-Shabaab...
Baydhabo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Gobolka Baay ee Koonfurta Somaliya, ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay maleeshiyaadka Ururka...
Amnesty International oo sheegtay in Suxufiyiinta Soomaaliyeed ay ku noolyihiin cabsi
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay maanta soo saartay ku sheegtay in suxufiyiinta Soomaaliya “la haysto,” wajahayaan qaraxyo,...







