Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Itoobiya oo kulan siisay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Muuse Biixi (Maxaa...
Addis Ababa (Halqaran.com)- Magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ayaa waxa Haatan ka soconaya Shir muhiim ah oo u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya...
Dil Toogasho Ah Oo Maanta Lagu Fuliyay Raggii Kufsi iyo...
Boosaaso (Halqaran.com)- Maamulka Puntland ayaa saakay fagaaro ku yaalla Magaalada Boosaaso waxaa uu xukun dil toogasho ah ugu fuliyeen laba kamid ah Saddex...
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika ayaa soo...
Nin si bareer ah u dilay Wiil Afar jir ah oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib hawlgal ciidamada Booliska Saldhiga Degmada Dharkeenley ay ka sameeyeen xaafadaha degmadaasi ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen shakjsiyaad kala...
Faah-faahin ku saabsan gaari ciidan oo lagu qarxiyay deegaanka Siinka-dheer
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa qarax miino lagula eegtay duleedka magaalada Muqdisho gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan Militariga Soomaaliya.
Qaraxan oo ahaa miino, ayaa qabsaday...
Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday guddiga soo xulista xildhibaanada Baarlamaanka labaad
Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Baydhabomaanta looga dhawaaqay Guddiga soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad Koonfur Galbeed, xilli Xildhibaanada lagu wado in lagu soo xulo...







