Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Somaliland oo gabi ahaan diiday in madaxweyne Farmaajo uu booqasho...
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa waxay si rasmi ah uga hortimid booqashada la sheegay inuu dhawaan Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku taggi...
Weriye Caawa lagu dilay magaalada Afgooye
Afgooye (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in caawa lagu dilay Wariye Cabdiweli Cali Online, oo...
UPDATE: Dhuusamareeb oo qarka u saaran dagaal ka qarxa & Shir...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in laga cabsi qabo dagaal ka qarxa magaalada, kaasoo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda ee...
Al-Shabaab oo maanta la wareegay deegaan ka tirsan gobolka Galgaduud
Cadaado (Halqaran.com) – Maleeshiyaadka Ururka Al Shabaab ayaa Axaddii maanta bilaa dagaal kula wareegay deegaan hoos-tagga Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Al-Shabaab ayaa saacado ka...
Qoor-Qoor oo loogu baaqay in ciidamada Wajiyada duuban uu ka dulqaado...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Nabadoon Maxamed Xaashi Faarax oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Galmudug ayaa waxa uu ka horyimid boqolaalka askari, ee lagu soo...
Gudoomiyaha Guurtidda: ‘‘Haddii uu Farmaajo soo raaco Abiy Axmed dili mayno...
Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa shaaca ka qaaday in Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed uu Somaliland ku cadaadinayo...







