Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG: Maxaad ka ogtahay Sababta xilka looga qaaday taliyihii NISA ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin, ayaa xilkii si rasmi ah uga qaaday Taliyihii Nabad Suggida qaybta...
Wararkii ugu dambeeyay howlgal ay ciidamada Danabd ka fuliyeen gobolka Shabeellaha...
Wanlaweyn (Halqaran.com) - Xoogaga Guutada 16aad Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waxay hawlgal ballaaran ka fuliyeen Deegaanka Leego, ee duleedka Degmada Wanlaweyn...
Shir looga doodayo hannaanka maaliyadda ee nidaamka federaaleynta oo ka furmay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Isniintii maanta magaalada Muqdisho ka furmay kulan-howleed looga doodayo hannaanka maaliyadda ee nidaamka federaaleynta, kaasoo ah qodob muhiim ah oo...
WAR CUSUB: Feyraska Corona oo rajo fiican laga qabo daweyntiisa iyo...
China (Halqaran.com) - Guo Yanhong oo katirsan maamulka mid kamid ah Isbitaallada ku yaalla Shiinaha kana tirsan Guddiga Caafimaadka ee Qaranka Shiinaha ayaa shir...
Ciidamada dowladda oo soo bandhigay Sarkaal 11 sano Al-Shabaab ka tirsanaa...
Xudur (Halqaran.com) - Saraakiisha Ciidamada Militariga dowladda Federalka Soomaaliya ee Gobolka Bakool, ayaa isku soo dhiibay Sarkaal muddo fog ka tirsanaa Al-Shabaab, kaasi oo...
Sheekh Shaakir oo soo saaray digniin culus iyo farriin ku socota...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Garabka Ahlu Sunna ee Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo dhinac ka jooga Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo saaray qoraal...







