Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
8 qof oo weerar lagu dilay gudaha dalka Jarmalka & ninkii...
Berlin (Halqaran.com) – Nin hubeysan oo la sheegay inuu ahaa cunsuri ayaa 9 ruux ku toogtay magaallo ku taalla galbeedka dalka Jarmalka, kaddib markii...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkmenistan oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga
Muqdisho (Halqaran.com) - Danjire Jaamac Cabdullaahi Maxamed ayaa noqonaya Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkmenistan, kaasoo laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga ee safiirnimo.
Haweeneyda lagu magacaabo Gulshat...
DAAWO VIDEO: Odayaasha Beesha Cayr oo Digniin ka soo saaray in...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Odayaasha Dhaqanka ee Beesha Cayr/Habargidir oo kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxay ka soo saareen baaq nabadeed iyo farriin, ay...
Maxaa ka soo baxay Shirkii golaha wasiirrada Puntland ee maanta? +...
Garoowe (Halqaran.com) - Golaha Wasiirada Puntland ayaa waxay kulankoodii Khamiislaha ahaa ay ku yeesheen Madaxtooyada Puntland, iyadoo uu shir guddoominayay Kusimaha Madaxweynaha ahna Wasiirka...
Ciidamada Xoogga dalka Somaliya oo ku sii siqaya Deg. Jamaame &...
Jamaame (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waxay ku sii siqayan Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose, ka dib markii ay isaga baxeen mintidiinta...
UPDATE: Saraakiisha Hay’adda NISA oo kulan uga socda Dhuusamareeb, kaddib markii...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Saraakiisha Hay’adda NISA ee Galmudug ayuu xilligan shir ay albaabada u xiran yihiin uu uga socdaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka...







