Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha Garabka Ahlu Sunna ee Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo dhinac ka jooga Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo saaray qoraal digniin iyo farriin ah.
Sheekh Shaakir ayaa sheegay ciidamada ay tababareen dowladaha Turkig iyo Mareykanka inay ka mid tahay kaalinta Beesha caalamka ay ugu gurmanayso Soomaaliya, balse waxa uu ka digay in Ciidamadaasi Dowladda Soomaaliya u adeegsanayso caburinta shacabka Somaliyed.
Sheekh Shaakir ayaa waxa uu ku sheegay War-saxaafadeedka uu soo saaray doorashada 2021 haddii aysan beesha caalamka la imaan hanaan adag oo ku aadan doorashadaasi inay la mid noqonayso wixii ka dhacay Galmudug oo kale.
Halka hoose ka akhriso war-saxaafadeedka:
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com







