Friday, May 1, 2026
30.9 C
Mogadishu

Dhageyso:Xisbiyada Mucaaradka oo Shir deg-deg ah ka yeelanaya Xaalada Somaliland (Maxa cusub)?

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID, Eng. Feysal Cali Waraabe,

Hargeysa (Halqaran.com) – Eng. Feysal Cali Waraabe, guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID oo warbaahinta la hadlay ayaa iclaamiyay kulan muhiim ah oo ay yeelan doonaan xisbiyada mucaaradka ee Somaliland.

Mar uu ka hadlayay xaaladda Somaliland ayuu sheegay Feysal Cali Waraabe in Somaliland ay mareyso marxalad aan laga fileyn in Somaliland ay tegi doonto, taasi oo uu sheegay in walwal ay gelisay xisbiyada iyo shacabka reer Somaliland.

Geesta kale, guddoomiyaha Feysal ayaa xusay, in labada xisbi siyaasadeed ee mucaaradka ee ka jira Somaliland in ay kulan deg deg ah yeelan doonaan, kaasi oo dhici doona maalinta berri oo Sabti ah.

Wuxuu intaasi raaciyay, in go’aanno cad ka soo saari doonaan xaaladda Somaliland ay hadda ku jirto.

Halka hoose ka dhageyso codka Eng. Feysal:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...