Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Faah-faahin ku saabsan khasaaraha ka dhashay dagaallada ka dhacay Dhuusamareeb iyo...
Galgaduud (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa soo baxeysa khasaaraha ka dhashay dagaallada Jimcihii maanta ka kala dhacay Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb ee Gobolka...
UPDATE: Taliyihii ciidanka Ilaalada Madaxweyne Qoorqoor oo lagu Dilay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay Taliyihii Ciidanka Ilaalada ee Madaxweynaha Galmudug ee garabka...
Jubbaland oo gurmadkii ugu horreeyay geysay gobolka Gedo iyo Wararkii ugu...
BeledXaawo (Halqaran.com) - Tan iyo markii Jubbaland ay Khamiistii gurmadkii ugu horreeyay oo ciidan, ay geysay xuduuda Degmada BeledXaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaan...
Suldaan si weyn u dhaliilay madaxweynaha Galmudug QoorQoor
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Suldaan Cabdicasiis Cumar Daad (Beyle) oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Galmudug ayaa dhaliilay Madaxweynaha Galmudug, ee garabka dowladda, Axmed Cabdi...
Dawladda Soomaliya oo war saxaafaded ka soo saartay Xaalada ka taagan...
Muqdisho (Halqaran.com)- War Saxaafaded ka Soo baxaay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa eedeyn kulull loogu jeediyay Dawlada Kenya,...
Shirkii Golaha Wasiirrada Maanta ayaa waxaa lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka...
Muqdisho (Halqaran.com)- Golaha Wasiirrada xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Hindise Sharciyeedka hey’adda Socdaalka iyo...







