Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Muhyadin Axmed Rooble oo loo magacaabay madaxa laanta Af-Somaliga ee BBC
Nairobi (Halqaran.com) - Suxufiga Soomaaliyeed ee Muhyadin Ahmed Roble ayaa loo magacaabay madaxa laanta Af-Soomaaliga ee BBC, kaddib markii u soo dhammaaday tartan adag...
Maxaa ka jira in xilka laga qaaday taliyihii nabad sugidda gobolka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Warar aynu helayno ayaa sheegaya in xil ka qaadis rasmi ah lagu sameeyay Taliyihii Nabad Suggida Gobolka Banaadir, kadib markii xilkaasi...
Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo si diiran loogu soo dhaweeyay Diinsoor +(SAWIRRO)
Diinsoor (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweyay magaalada Diinsoor ee...
DF Soomaaliya oo faah-faahin ka bixisay xubin Al-Shabaab ah oo lagu...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah faahin waxaa ay ka bixisay duqeymo dhinaca cirka ah oo Mareykanka uu ka fuliyay...
Duqa Muqdisho Cumar Filish: Hoos u dhac weyn baa ku yimid...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay in waddooyinka xiran ee Magaalada Muqdisho ay sababtay...
Senator ka tirsan golaha aqalka sare oo sheegay in Kenya ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka mid ah Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya ayaa Dowladda Kenya ku eedeeyay inay...







