Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor oo kulan muhiim ah la yeeshay Saraakiisha Ahlu...
Dhuusamareeb (Halqaran.coom) - Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay Magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiishii Ciidamada Ahlu Sunna, ee Sabtidii uu wareejiyay Sheekh...
Caafimaadka: Tallaabooyin muhiim u ah ka hortaga Cudurka Coronavirus
Caafimaadka (Halqaran.com) - COVID-19 oo loola jeedo (karoona feyras) ayaa dilay dad tira badan oo intooda badan ku nool shiinaha iyo dalal kale oo...
Kenya: Soomaaliya waxay ku soo xadgudubtay dhulkeena! (Maxa cusub)?
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa soo saartay bayaan ay uga hadleyso xadgudub ay sheegtay inay Soomaaliya u geysatay dhulka Kenya iyo madaxbannaanideedaba.
War kasoo...
Xafiis cusub oo bixin doona Baasaboorka Soomaaliya oo laga furay Diinsoor...
Diinsoor (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Arbacadii maanta xariga ka jaray Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee...
UPDATE: Askar ka tirsan ciidamada Haramcad oo maanta la geeyay Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan booliska sida gaar ah u tababaran ee...
FAL-NAXDIN LEH: Nin isku dal-dalay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho Arbacadii maanta ka dhacay, fal naxdin leh, kaddib markii qof shacab ah uu halkaasi isku...







