Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Kiiskii ugu horreeyay ee Coronavirus oo laga helay gobolka Soomaalida ku...
Minnesota (Halqaran.com) - Kiiskii ugu horeeyay ee Coronavirus ayaa laga helay Gobolka Soomaalida ku badan tahay ee Minnesota dalka Mareykanka, sida Hawlwadeenada Caafimaadka u...
Boqortooyada Sacuudiga oo Xabsiga dhigay xubno sar-sare oo ka tirsan qoyska...
Riyad (Halqaran.com) – Sida ay baahiyeen warbaahinta Mareykanka ayaa sheegaya, in boqortooyada Sacuudiga ay xabsiga dhigtay xubno sar-sare oo ka tirsan qoyska Boqortooyada.
Wararka ayaa...
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo lama filaan ku noqotay farsamadii uu Sheekh...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxii Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa xilli habeen ah ka tagey Magaalada Dhuusamareeb, xilli aanu ka warqabin Madaxweynaha...
RW Kheyre oo shaaca ka qaaday in la joogo xilligii ganacsatada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay munaasabadda abaal marinta sanadlaha ah ee ganacsiga...
Hoggaamiyeyaasha Waqooyi bari Kenya oo qodobbo xasaasi ah ka soo saaray...
Mandheera (Halqaran.com) - Hoggaamiyeyaasha Siyaasadda ee gobolka Waqooyi ee dalka Kenya aaya kulan ay yeesheen waxaa ay uga hadleen xaaladda ka jirta Magaalada Mandheera...
Barakac ka billaawday magaalada Mandheera & Wararkii ugu dambeeyay
Mandheera (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Mandheera ee xadka dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sheegay in dad badan ay halkaas ka barakacayaan,...







